Courses

Maadooyinka Ugudanbeeyay

Bogan waa boga aad kadaalacan karto koorsooyinka duuban ee webka kujira. Markasta waxaa ugudanbeeya koorsooyinka ugudanbeeyay ama socda. Markaad taabato kooroska aad rabto waxaa kuufurmaya Casharada kooroskaas.

Showing 1-25 of 28 results
Advanced Java Programming Free
(0 vote)

Advanced Java Programming

July 1, 2019 / No Comments

Waa qaybtii 2aad ee kooroska Java, Qaybta hoose horay uduubnay oo webka ayaad kahelin  Waxyaabaha aan kubaran doono kooroskan waxa uguwayn sida loosameeyo Software/Barnaamij adoo isticmaalaya luuqada Java 

Free
Ahmeddirir
PHP Programming Free
(0 vote)

PHP Programming

March 14, 2019 / No Comments

Kusoodhawoow Kooraska PHP Programming oo ah maado muhiim ah markay timaado inaad samayso Shabakadaha iyo Online Systems ka. Markaad kiiraskan daawato wadaad awood uleedahay inaad samayn karto System ka ta oo online ah. Sida School…

Free
Ahmeddirir
Microsoft PowerPoint 2016 Free
(0 vote)

Microsoft PowerPoint 2016

March 13, 2019 / No Comments

Barnaamijka MS Powerpoint version kiisa 2016 wuxuu kamidyahay koorsooyinka barashada aasaaska computer ka khaas ahaan Microsoft Office. Barnaamijkan wuxuu kuusahlayaa markaad barato inaad diyaarinkarto Presentations ama noockasta oo bandhig ah oo quruxbadan dadka indhohoodana soojiita….

Free
Ahmeddirir
TRUSTED BY OVER 10000+ STUDENTS

Kusoobiir kumanaanka arday ee waxkabarta shabakada Aflax Computer ee kala jooga inkabada 40 dal ee dunida.

GET STARTED