Kubaro Computer Science ka Afsoomaali!

Aflax Computer waa Shabakad Lagubarto Dhamaan maadooyinka Computer Science iyo IT ga oo Afsoomaali kubaxa Maqal iyo Muuqaal. Waxaad kahelaysaa maadooyinka Computer ka oo duuban waad daawankartaah lana degikartaah.

Online Courses

Accredited Curriculum

Web Hosting and Design

Expert Teachers

Book Library & Store

Next

4 Talaabo ee Ardayga

group-4-Recovered

Isdiiwaangeli

Kooroskasta oo webka kujira wuxuu leeyahay Casharo free ah laakiin si aad ugasho dhamaan casharada waa inaad isdiiwaangelisaa

Read More

Bixi Lacagta Isdiiwaangelinta

Markaad isdiiwaangeliso Akoongaagu wuxuu gelayaah xaalad layiraahdo Pending oo ah inuusugayo in la aqbalo ama lafasoxo si aad ugasho dhamaan duruusta webka kujirta. Marka aad bixiso lacagta xumin nimada ee sanadlaha ayaad lafasaxayaah akoonkaaga.

Read More

Hel dhamaan Casharada

Xiliga aad isdiiwaangeliso akoonkaagana la aqbalo waxaad gelikartaah dhamaan koorsooyinka iyo Casharada kujira shabakada.

Read More

Hel Shahaado

Shahaadooyinka aan bixino waa Certificate iyo Diploma. Waxaa laguugusoodirayaah Online markaad gasho imtixaanka koorsooyinka aad shahaadada karabto

Adeegyada

Barashada dhamaan maadooyinka Computer Science iyo IT ga

Shabakada waxaa lagubartaah dhamaan maadooyinka Computer ka oo duuban maqal iyo muuqaaal nesciunt. There are many variations of passages

Read More

WebDesign and Hosting

Samaynta, Nashqadaynta iyo martigelinta shabakadaha

Online IT Consultant

Upcoming Events

Halkan waxaad ka arkidoontaah waxyaabaha cusub ee soosocda ama bilaamaya isbuucyada ma bilaha soosocda

+

Courses

+

Lessons

+

Students

 MAXAAD SUGIN?

Kusoobiir kumanaanka arday ee waxkabarta shabakada Aflax Computer ee kala jooga inkabada 40 dal ee dunida.